Tababar ku saabsan mareynta masibooyinka oo lagu qabtay magaalada Boosaaso.

0
12

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Arimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa magaalada Bosaaso ka daah furtay tababar ku saabsan maareynta iyo Musiibooyinka kaasoo ay ka qeyb galayan guddiga gurmadka deg degga ah ee Boosaaso.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.