Tababar ku saabsan mareynta masiibooyinka dabiiciga oo lagu soo gaba gabeeyay Hargeysa.

0
169

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad tababar loogu soo gaba gabeynayay dhalinyaro dhameysatay tababar ku saabsan masiibooyinka Dabiiciga ah. waxaana ka qeyb galay munaasabada mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somliland ,dhalinyaro, waalidiinta iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.