Tababar ku saabsan masuuliyadda oo lagu soo gaba gabeyay Carmo

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Waawa ayaa degmada Carmo tababar ku saabsan Mas’uuliyada Iyo shaqada ugu soo gabagabeeysay qaar kamid ah Howl Wadeenada Golaha deegaanka ee Degmadaasi.

Tababarkan oo socday mudo labo maalmood ayaa waxa Howl wadeenada lagu barayay mas’uuliyada shaqo oo ay u haayaan bulshada Deegaanka.

Warbixintaan waxa soojeedinya Bilaal Daahir Waaneey.