Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo gabagabeysay Tababar ku saabsan doorka culimada ee ka qaadan karaan nabadda iyo iskaashiga bulshada .
Munaasibada lagu soo xirayay Tababarka ayaa waxaa ka qaybgalay Isuduwaha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta maamulka Galmudug, Culimo udiin, Odayaal, Haween iyo Dhallinyaro.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


