Tababar ku saabsan nabadda oo laga furay Magaalada Jowhar

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsanaa Nabad kuwada noolaashiyaha bulshada kaasoo socday muddo shan maalmood ah.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada dib-uhashiisiinta iyo nabadeenta maamulka Hirshabeelle waxana ka qeyb galay xubno kasocday bulshada rayidka gobolka shabeelada dhexe iyo mas’uuliyiin katirsan maamulka Hirshabeelle.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.