Tababar ku saabsan Nabadda oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
60

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dib u heshiisiinta Hirshabeelle oo ku sabaabsanaa dib u heshiisiinta ayaa maanta ka furtay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle.

Tababarkan oo socon doona mudo shan cisho ah ayaa ka qeyb galayaasha lagu barayaa mudada uu socodoono Nabad ku wada noolaanshaha bulshada ku nool deegaanada maamulka Hirshabelle waxaana tababarka ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle odayaasha dhaqanka iyo ururada bulshada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.