Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa tababar la xiriira awood siinta gudiga xasilinta iyo nabadaynta kusoo gabgabeeysay degmada Xararddheere .
Tababarka ayaa inta uu socday waxaa ka qeeybgalayasha lagu baray awoodsiinta xasilinta nabada dariseeynta iyo casharo kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


