Tababar ku saabsan nafaqada oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
77

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka tababarada caafimaadka ee Jubbaland ayaa soo gabogabeeyey tababar Nafaqada ah oo sare loogu qaadayo tayada iyo aqoonta ardayda caafimaadka ee magaalada Kismaayo.

Tababarkan oo socday mudo laba isbuuc ah ayaa waxa ardayda lagubarayey nafaqo darada lasoo darista caruurta iyo sida loo daaweeyo.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi