Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaaradda Waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa magalada Baydhabo ka Daahfurtay Tababar ku Saabsan Nambareynta Imtixaanaadka kasoo loo qabtay 50 macalimiinta oo wax ka dhigo magaaladaasi
Tababarkan ayaa muhiim u ah habraaca nidaamka imtixaanka.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player