Baledweyne ( Radio Beerlula )-50 kamid ah howl wadeenada Dowlada Hoose Magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Awdal ayaa loo qabtay tababar la xiriira waajibaadka iyo Nidaamka Dooroshookiinka Maamulka Soomaaliland.
Tababarkaan uu taabagalinaayo Dallada Maxaliga ee Sonsaf ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay Gobalka Awdal , Kan degmada Boorama ,Madaxda Sonsaf iyo shaqaalaha loo qabtay Tababarka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.