Tababar ku saabsan ololaha u qareemida haweenka ee siyasadda oo lagu qabtay Baydhabo.

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka maamulka Koonfur Galbeed Marwo Shamso Mohamed Yarow ayaa  Magaalada Baydhabo ka daha-furtay Tababar ku saabsan Taagyeeridda Ololaha u qareemida Haweenka ee ka qeyb galka siyaasada dalka

 

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeyb galay ururada haweenka masuulinta wasaaradda haweenka odyaasha dhaqanka culumo udiin  iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here