tababar ku saabsan qaabka dhalinyarada dhameysa jaamacadaha u codsan karaan shaqooyinka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
177

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan sida dhalinyarada dhameeyay jaamacaddaha iyo kuwa hadda dhigta ay u diyaarsan karan CV-yada iyo habka u codsan karan shaqooyinka la soo shaaciyo.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi