Tababar ku saabsan qaabka xogta xarumaha caafimaadka loo aruuriyo oo muqdisho ka furmay

0
204

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha caafimaadka gobolka Banaadir Maxamad Maxamuud Cadoow ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay tababar ku saabsan habka looga ururiyo xarumaha caafimaadka kaasoo socon doonaa muddo 8 Maalmood ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen