Tababar ku saabsan qorsheeynta guud iyo maareeynta qarashaadka dowliga ah oo lagu qabtay Kismaayo

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo Tababar ugu qabatay Qaar ka mid ah Hawalwadeenada Dowladda hoose ee degmadaasi.

Tababarkaan ayaa ku saabsanaa qorsheeynta guud iyo maareeynta qarashaadka dowliga ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here