Tababar ku saabsan saameynta guurka degdeg ah oo laga daahfuray Hargeysa

0
14

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Y-PEER oo kaashanaya hay’ada UNFPA ayaa tababar uga furey magaalada Hargeysa hablaha adeegayaasha bulshada ee xaafada Sheekh Cumar kaasi oo ku saabsan saameynta uu guurka degdeg ah ee ku leeyahay hablaha aanan gaarin maskax ahaan dhaqashada qoyska

Warbixintan Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.