Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka wasaarada Bay’ada iyo Duurjoogta maamulka KGS injineer Axmed Aadan ayaa magaalada Baydhabo ugu soo xiray shaqalaaha wasaarada Bay’ada iyo Duurjoogta tababar ku saabsan saameynta isbadelka Cimilada.
Xiritaanka tababarka ayaa Waxa ka qeyb kalay mas’uuliyiin katirsan wasaarada Bay’ada iyo Duurjoogta maamulka KGS wasiiro xilibaano katirsan maamulka KGS iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada Bay’ada iyo Duurjoogta.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.