Tababar ku saabsan Saameynta la qabsiga dawooyinka oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa Tababar loogu soo xiray qaar ka mid ah bahda Caafimaadka magaaladaasi

Tababarka ayaa lagu baranayay la qabsiga dawooyin qalijiyaasha waxaan bixinta tababarka iska kaashanaayay jaamacada Adno aadan iyo dhaqaatiir ka socoday farmashiyaasha magaalada Hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.