Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ugu qabtay Tababar la xiriira sare u qaadista xirfadda iyo saxaafadda casriga inkabadan 35 suxufiyiin ee ka howlgala gobalka Banaadir.
Tababarkaan ayaa waxaa iska kaashanaya Golaha guud ee warbaahinta dalka iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya UNT.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


