Tababar ku saabsan shaqada iyo Siyaasadda oo lagu qabtay Kismaayo

0
83

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Tababar socon doona muddo laba Maalmood ah.

Tabbarkan Aqoon kororsiga ah ayaa muddada uu socdo lagu baran doonaa qodobo la xiriira dib u eegsita siyaasadda, shaqa carbinta Jubbaland, taasoo loogu tala galay in looga faa’ideeyo Dhalinnyarada kasoo qalin jebiyay Jaamacadaha ee shaqa doonka ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin