Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya mustaf shiikh Cali Dhuxuloow ayaa magalada muqdisho ka daah-furay tababar ku saabsan sharciga socdaalka dalka iyo dhaqan galinta sharciga Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya.
Tababarkan oo socon doono muda afar maalin ah ayaa waxaa loo qabtay afartan iyo laba xubnood ka ka tirsan Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player

