Tababar ku saabsan sheybaarka iyo cilmiga kale ee caafimaadka oo ardey looga daah furay Baladweyne.

0
105

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Midowga xarunta baaritaanada iyo tababarada oo kamid ah xarumaha lagu barto cilmiga caafimaadka ee magaalada Baladweyne ayaa bilowday tababaro la xiriira cilmiga caafimaadka kaasi oo loo qabtay qaar ka mid ah ardayda wax ka barato jamacaddaha.

Tababarkan ayaa lagu baran doonaa baaritannada sheybaarka, qaybhiisa kala duwan sida loo baaro Biochemistry, cudurada ku dhaca beerka iyo Kilyaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.