Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Maaliyada Soomaliland ayaa magaalada Gabiley Tababar ku saabsan shuruucda cashuuraha iyo kastamyada uga daahfurtay shaqaalaha wasaarada maaliyada.
Shaqaalaha ayaa labari doonaa nidaamka canshuraha iyo kastamada.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


