Tababar ku saabsan sida loo saaro Malabka oo lagu soo xiray Baydhabo

0
131

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo xiray Tababar kusaabsanaa sida loo saaro Malabka Shinida.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay xiritaankiisa Wasiiro , Ganacsato , Dhallinyaro ku shaqeeysata soo saarista Malabka iyo mas”uuliyiin kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here