Tababar ku saabsan sida loo xakameeyo dabka oo lagu qabtay Garoowe.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan sida loo xakameeyo dabka islamarkaana looga hor tago waxaana  tababar looqabtay qaar kamid ciidamada Dabdamiska ee magaaladaasi.

Tababar ayaa waxaa soo Agaasimay maamulka degmada Garoowe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here