Tababar ku saabsan sida looga faa’idaysto tamarta qoraxda oo lagu soo gunaanaday Kismaayo

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo xirtay Tababar lagu baranayay sida looga faa’idaysto Tamarta Qoraxda kaasi oo loo qabtay Xoolo dhaqatada ku nool Degmooyiinka hoosyimaada magaalada Kismaayo.

Munaasabada lagu soo xiray Tababarkaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro , Xubno ka socday Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka Jubbaland, Dhalliniyaro , Haween iyo Xoolo dhaqato.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here