Tababar ku saabsan sida looga hortagi karo tacadiyada loo geysto haweenka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
200

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda shaqo galinta, qoyska iyo arrimaha bulshada Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay tababar ku saabsan sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta haweenka ka shaqeeya wasaaraddaha Somaliland si ay iskaga kaashadan ka hortaga tacadiyada ka dhan ah haweenka.
Furitaanka tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo galinta, qoyska iyo arrimaha bulshada Somaliland, ururada ka shaqeeya arrimaha haweenka iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey