Tababar ku saabsan sida looga hortago cudurada ku dhaca xoolaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb uga furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradasi tababar ku saabsan ka hortagga cudurada faafa iyo nafaqeynta xoolaha .

Tababarkaan ayaa soco doona muddo shan maaalmood ah waxaan bixinaya khuboro ku taqasustay xaanada xoolaha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here