Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Ururka Xakamaynta Xanuunka HIV AIDS-ka ayaa tababar ku saabsan ka hortagga xanuunkan Ugu soo gabagabeeyey Magalada Hargaysa qaar ka mid ah shaqaalaha xafiiska wacyigalinta ee Ururkaas
Waxa Kaqeyb Galay Macalimiin Bahda Cafimadka Ee Jaamacadd Hamuun University Iyo masuuliyiin kale.
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


