Tababar ku saabsan sidii haweenka u noqon lahaayen hogaamiyaal oo lagu qabtay Baydhabo

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan sidii ay haweenku u noqon lahaayeen hogaamiyeyaal ka qayb qaata Siyaasadda.

Waxaa ka qeybgalay tababarka haween iyo xubno kamid wasaradda haweenka maamulkaaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim