Tababar ku saabsan sidii loo taageeri lahaa dhalinyarada qaba cududarada dhimirka ku dhaca laga daah furtay Burco.

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’ada maxaliga ee Y-Peer iyo Hay’ada UNFPA ayaa Magaalada Burco Tababar ugu furtay qaar ka mid ah dhalinyarada iyo Haweenka magaalada tababar ku saabsan sidii loo taageeri lahaa bulshada dhibaatooyinka maskaxeed kadhasha tacadiya

Waxa ka qeyb galay tababarka mas’uuliyiin katirsan Hay’ada maxamliga ee Y-Peer iyo Hay’ada UNFPA iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Candulaahi