Tababar ku saabsan sidii wax loogu qabn lahaa bukaanada oo laga daah furay Gobolka Togdheer.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Hormarinta Caafimaadka ee maamulka Soomaliland ayaa magaalada Burco ka daah furtay tababar kusaabsan sidii wax loogu qaban lahaa bukaanada qaba Xaaladaha dag daga kaasi oo loo qabtay dhaqaatiir ka kala socotay Gobolada Togheer, Saraar, iyo Sool.

Munaasabada daahfurka Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mas,uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka maamulka Soomaliland , Agaasimayaasha Caafimaadka Magaalada Burco iyo Dhaqaatiirta loo qabtay Tababarka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir waaneey