Tababar ku saabsan sinaanta xogta la baahinaayo oo lagu soo gaba-gabeeyay Baladweyne

0
100

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu soo xiray Tababar ku saabsan sinaanta xogta la baahinaayo ee xarumaha warbahinta kasoo socoday mudo sadax maalin ah waxana soo qab qabiyay ururka gabdhaha saxafiyiinta soomaaliyeed.

Waxana ka qeyb galay 23 wariye oo ka kala socodo xarumaha warbaahinada magaalada baladweyne kasoo lagu qatay casharo muhiim ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here