Baledweyne ( Radio Beerlula )-Tababar ku saabsan sinaanta xogta la baahinaayo ee xarumaha warbahinta ayaa lagu qabtay magaalada baladweyne kasoo socon doono mudo sadax maalin ah
Waxana ka qeyb galay 23 wariye oo ka kala socodo xarumaha warbaahinada magaalada baladweyne kasoo lagu qatay casharo muhiim ah
Waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


