Tababar ku saabsan siyaasadda deegaanka oo laga daahfuray Hargeysa

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada maamulka SL ayaa tababar ku saabsan xeerarka iyo fahanka Siyaadaha deegaanka ugu daah futay magaalada hargaysa qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada deegaanka iyo Cimilida maamulka Soomaaliland.

Daahfurka tababarka waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah wasaaradda deegaanka,masuuliyiin ka socday Hay’adaha Somaliland ka taageera arimaha deegaanka iyo madax kale.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey