Tababar ku saabsan taageerida iyo horumarinta haweenka oo lagu qabtay Baydhabo

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay tababar kusaabsan Taageerida , Horumarinta iyo sida Haweenka ugu qayb qaadan lahaayeen Arrimaha Siyaasadda, nabadeeynta iyo Caafimaadka.

Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka socda ururada haweenka , dhalinyarada iyo waxgaradka magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here