Tababar ku saabsan tabainta wararka la xiriira Uur ku taalada oo lagu qabtay Baladxaawo.

0
65

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magaalada Baledxaawo ee gobolka gedo ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan tabinta wararka uur ku taalada leh kaasi oo soco doona mudo saddex maalin ah

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Ururka gabdhaha suxufiyiinta soomaaliyeed waxana ka qeyb galay 25 wariye oo kasocday degmooyinka Baladxaawo, Doolow, iyo Luuq

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.