Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ugu daahfurtay tababar la xiriira tabinta Arrimaha Bani’aadanimo qaar kamid aha Wariyaasha ka howlgala Degmadaasi.
Tababar ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Hirshabelle, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Hirshabelle, Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee Jowhar, Suxufiyiin iyo qaar kamid ah Ururada Bulshada Jowhar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


