Tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka iyo anshaxa saxaafada oo lagu qabtay Hargeysa.

0
137

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ururka saxaafadda Soomaaliland ee SOLJA oo ka shanaayo komashinka Doorashooyinka maamulkas iyo Hay’adda Nimd ayaa magaalada Hargeysa tababar ugu furay qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala maamulka Soomaaliland.

Tababarkaan oo lagu baran doona tabinta doorashooyinka maamulka Soomaaliland iyo anshaxa saxaafadda ayaa waxaa loo qabtay 40 wariye.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here