Tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka oo lagu so gabagabeyay Muqdisho

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waaxda warbaahinta maamulka Gobalka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho kusoo xirtay tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka quf iyo codka ah.

Tababarka oo socday muda sadax maalin ah ayaa waxaa loo qabtay wariyaal ka kala socday warbaahinada ku yaalo magalada muqdisho ee casimada dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here