Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho tababar kusaabsan Tabinta Arrimaha la xiraara Doorashooyinka ugu qabatay 25 wariyaal ah oo ka kala socda Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka.
Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Madax ka socotay Warbaahinda gaar loo leeyahay, Xubno ka socday Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo wariyaal.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player

