Tababar ku saabsan tabinta wararka Golayaasha dowladda oo ka furmay Muqdisho

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa magaalada Muqdisho ka furay tababar ku saabsan tabinta wararka Golayayaasha dowladda.

Tababarkan oo soco doona mudo laba cisho ah ayaa ka faa-ideysanaya wariyaasha ka howlagala warbaahinada kala duwan ee dalka ee kuwaasi oo ku nool gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here