Tababar ku saabsan tabinta wararka ku saabsan dadka baahiyaha gaarka qaba oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada kismaayo ayaa lagu soo gabagabeey tababarkan oo ku saabsan tebinta wararka la xiriira dadka qaba baahiyaha gaarka ah kaasi oo ay ka faa,ideysteen qaar kamid ah suxufiyiinta ka howlgala magaaladaasi.

Tababarkan ayaa waxa soo qabanqaabiyay ururka suxufiyiinta ee FESOj waxaana ka qeybgalay masuuliyiin ka socday qaar kamid ah warbaahinada Kismaayo iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.