Tababar ku saabsan tabinta wararka midab takoorka oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsan sida loo tabiyo warbixinada la xarirra Dadka la heyb sooco ama la tokooro waxaana soo qaban qaabiyey uruka isku taga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ.

Tababarkan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah wariyasha ka howlgala Magaalada dhuusmaareeb iyo qaar ka mid ah dadka la heyb sooco.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.