Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Tababar kusaabsan taageerida hanaanka sharciga ee dhibanayaasha tacadiga Jinsiga.
Waxaa kasoo qaybgalay Tababarka Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jubbaland, Agaasimayaal , Garsoorayaal , mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee Kismaayo Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.