Tababar ku saabsan talo-wadaagga shuruucda deegaanka iyo fulintooda oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Galmudug ayaa Magaalada dhuusamareeb ku soo gaba gabeeysay tababar ku saabsan talo wadaaga shuruucda u taala ilaalinta deegaanka iyo fulintooda loogana hortagi lahaa wax kasta oo dhibaato ku ah deegaanka.

Tababarkan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socda wasaaraddaha caafimaadka, xanaanada xoolaha, beeraha iyo xubno ka socda bulshada rayidka,

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey