Tababar ku saabsan tayeeynta biyaha oo lagu qabtay Hargeysa

0
113

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Biyaha iyo Kheyraadka Dabiiciga maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Hargaysa ku qabatay Tababar kusaabsanaa Tayeeynta iyo Daweeynta Biyahah kaasi oo oo qabtay Wakaaladaha Biyahah maamulkaasi.

Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha maamulka Soomaaliland, mas’uuliyiin ka socotay Wakaaladaha Biyaha Hargaysa, qaar kamid ah shaqaalaha loo qabtay Tababarka iyo Macallimiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here