tababar ku saabsan tebinta wararka arrimaha dhalinyarada oo ka furmay Kismaayo.

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababarkan oo kusabsan habtabinta wararka la xariiri arimaha dhalinyarada ayaa kismaayo loogu qabtay qaar kamida wariyaasha kismaayo iyo dhalinyarada kismaayo waxaana soo qabanqaabiyay ururka saxafiyiinta jubaland.

Waxaa ka qeyb galay daahfurka tababarka wasiirka wasaarada warfaafinta jubaland masuuliyiin ka tirsan ururka saxafiyiinta jubaland.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed