Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda deegaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay tababar ku saabsan tiirarka muhiimka ah ee u dagsan horumarinta deegaanka.
Tababarka ayaa waxaa ka qeeybgalay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha deeganka, caafimadka tamarta iyo biyaha, iyo waliba qorshaqeynta.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan