Tababar ku saabsan Tiknolojiyadda Casriga ah oo laga daah furay magaalada Muqdisho.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye ayaa magaalada Muqdisho uga daah furay qaar kamid ah dhallinyarada degmada Boondheere Tababar ku saabsan Tiknolojiyadda casriga ah.

Munaasabada lagu daah furayey tababarka waxa ka soo qeyb Galay mas’uuliyiin katirsan gobolka Banaadir, maamulka degmada Boondheere iyo dhalinyarada tababarka loo furay.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.