Tababar ku saabsan u adkeysiga cuntada iyo nafaqada oo lagu soo soo gaba gabeeyay Muqdisho

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukumada Federaalka soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay tababar farsamo oo ku saabsanaa mashruuca adkeysiga Cuntada iyo Nafaqada Soomaaliya.

Tababarkaan oo muda isbuuc ah ka socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay shaqalaha fulinta mashruuca adkeysiga Cuntada iyo Nafaqada Soomaaliya oo ka kala socday wasaaradaha beeraha iyo xanaanada Xoolaha heer federaal iyo heer maamul Gobaleed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.